|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Sharaxaad ka Bixiyay 19% Dawlada Itoobiya Laga Siiyey Dekeda Berbera.
May 13, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige (xuseen deyr) ayaa sheegay in saamigaas 19% ah ee Itoobiya ay siisay shirkadda DP world oo leh 65%. Sidoo kale afhayeenka ayaa sharaxay ujeedada hadalkii wasiirka ganacsigu hore BBC Usiiyay “Waraysiga wasiirka waan dhagaystay, muu odhan dawladda Somaliland ayaa 19% siisay Itoobiya, wasiirku wuxuu yidhi dawladda Itoobiya waxya leedahay 19%. Isweydiintu waxay tahay yaa siiyay, shirkadda DP world waxay leedahay 65% oo ah saamiga badan, 35% qaranka Somaliland ayaa leh, baarlamaankuna taas ayuu ansixiyay, heshiiskana waxa ku qoran cidda saamiga.
Related posts:Ex Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Sheegay In Aanu Lahayn Facebook Magaciisa Lagu Samaystay Oo Lagu Baah... Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Agabar Oo Ka Digay Fidnada ka Dhalan Karta Faro Galin Dhuleed Oo Ay... Wasiirka Beeraha Oo Aflagaadeeyay Qeybo Kamid ah Bulshada Degmada Alleybadey iyo Garta Afxumadaasi O... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|