|
|||||
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega:Dagaal Maanta Ka Bilaabmay Koonfurta Gobolka Sool Oo Sobobay Khaasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac
April 9, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews)wararka naga soo gaadhaya koonfurta gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta hallkaas dagaal ku dhexmaray labo beelood oo walaalo ah,dagaalkan ayaa sida ay wararku tibaaxayaan waxaa ku nafwaayay tiro aan la xaqiijin oo hordhac ah 5 ruux halka dhaawacuna intaa ka badan yahay sida uu shabakadan wararka Wajaalenews uu u xaqiijiyay qof ku sugan gobolka Sool. Deeganada uu ka bilaabmay dagaalku ayaa ah deeganka Dabo Tag Ee koonfurta gobolka Sool, Labadan beelood ee walaalaha ah ayaa hore dagaalo ugu dhexmareen konfurta gobolka Sool beelahaas oo tirobada dhawr jeer lakala dhexdhigay heshiisyo balse aan nabad buuxda wali laga islaaxin.
Related posts:Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanka Ceeriyaan Ee Gobolka Sanaag DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Siyaasi Axmed Talyaani Iyo Arimaha Uu Kaga H... Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Waxka Badalka Lagu Sameeyay Xeerka Furista Ururada Siyaasa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|