|
|||||
WAJAALE NEWS
Deg Deg:-Xildhibaano Ka Soo Baxay Xisbiga Kulmiye Oo Ku Dhawaaqey In Ay Iska Casileen Xisbiga Kulmiye +
April 3, 2017 - Written by Editor:Laba Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Maanta Kulan Labadan Xildhibaan Oo Kala Ah Xildhibaan Cabdirisaaq Aar Iyo Xildhibaan Maxamed Tuur Tuur Ayaa Shaaca Ka Qaaday Inay Xisbiga KULMIYE Ka Bexeen Maadama Oo Wax Laga Weydiinayn Talada Deegaanada Ay Kasoo Jeedaan,Oo Ay Sheegeen In Xukuumadu Ku Hayso Fara Gelin Si Kastaba Ha Ahaate Shirkan Jara,id Ee Ay Qabteen Labada Xildhibaan Ayaa Ka Danbeeyay Kadib Markii Maalintii Shalay Xilka Laga Xayuubiyay Gudoomiyihii Degmada Balidhiig ,Fa,ud Gacan Isla Markaana Lagu Bedelay Masuul Kale . Waxaana ay labadan xildhibaan ka soo jeedan bariga magaalada Burco gaar ahaan deeganka Bali-Dhiig Related posts:“Waa Guulihii UDub Ee Kulmiye Wax Uu Yeelay Mooyee, Aanay Jirin Haba Yaraato Eh Wax Uu Ku Daray”Cali... Wasiirka Biyaha Jsl Oo Beeniyay In Hal Qof Haraad Ugu Geeriyooday Deegaanka Dhoqoshay, Xili Uu Hore ... Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Beeraha Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Deegaanka Ruqi Ee Gobolka Awdal. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|