|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo-Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyey In Ay Doorashadii Wakhtigeedii Dhacdo Iyo Sababta Oo Ay Farta Ku Fiiqeen.
April 19, 2017 - Written by Editor:Wajaalenews(Hargeisa):- Xisbiyada mucaaridka ah Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa waxaa ay xukuumamda iyo xisbigeeda Kulmiye ay ku eedeyeen in ilaa hada aaney kominshanka doorashoyinka ku wareejin lacagtii lagu bixin lahaa qeybtinta kaadhadhka cod bixiyayaasha .
Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen in ay doorashadu wakhtigeedii ku dhacdo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Related posts:“Madaxwayne Muuse Uma Wada Suurogeli Karto In Doorasho-Doonka Iyo Doorasho-diidka, Uu Labadaba Isagu... DAAWO: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xuma Ee Calanka Xisbiga WADANI Ey-ga Loogu ... Xarunta Dimuqraadiyada Iyo Dawlad Wanaaga Jsl Oo Soo Dhawaysay Soo Afjarida Colaada Ceel-Afwayn. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|