|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; ”Waxaan Ka Hadlayaa Hadal Mudo Badan Socday Oo kasoo Bilowday Burco Oo ah Laba Beelood Baa Saaxiib ah Bariga burco iyo Habar Awal Majirto Waa Siyaasad” ”.Siyaasi Rashiid jaamac Dhari
April 23, 2017 - Written by Editor:DAAWO; Siyaasi rashiid jaamac dhari oo kamid ah siyaasiyiinta somaliland ayaa markii u horaysay siqodheer uga hadlay soyaalka taariikheed ee soo kala dehxmaray beelaha bariga burco iyo beesha deeganada saaxil iyo hargaysa iyo sidoo kale sidii ay marwalba ugukala aragtida duwnaayeen doorashada hogaankii ururkii Snm Balay gubadle iyo dorashadii marxuum cigaal iyo arimo kale oo xasaasiya ”Waxaan Ka Hadlayaa Hadal Mudo Badan Socday Oo kasoo Bilowday Burco Oo ah Laba Beelood Baa Saaxiib ah Bariga burco iyo Habar Awal Majirto Waa Siyaasad” ”.Siyaasi Rashiid jaamac Dhari. https://youtu.be/4bnjt0tumSM Related posts:DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Khudbad Dhiiri Galin Iyo Dardaaran Ah Ujeediyay Ardayda Jaamacada Tima... DAAWO; Dowlada Hoose Ee Borama Oo fuliyay Hawlgalo Lagu Banaynayo Wadooyinka Hal-Bowlaha Suuqa Iyo ... Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Gudi Ka Socota Golaha gurtida U Saaray Dilkii Ka Dhacay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|