|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali Oo Si Adag u Canbaareeray Xadhiga Boqor Bad Madow iyo Fariinta Uu u Diray Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo.
April 8, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Ugaas Cabdirasaaq koosaar Cali oo kamida Madaxdhaqameedka Beesha Sacad Muuse ayaa si adag uga hadlay Xadhiga Boqor Axmed Maxamed Xasan Bad Madow oo ay dhawaan Xukuumadu Xabsiga u taxaabtay Sidoo kale ugaas cabdirasaqa ayaa xukuumada ugu baaqaday in ay talaabo ka qaado madax dhaqameedkii bilaabay aflagaadayta reeraha oo uu ku sheegay in uu yahay boqor cismaan buur madow.
https://youtu.be/RvMStMgY91s Related posts:DAAWO ; Taliyaha Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Oo ka Hadlay Shil Sobobay Dhimashada 3 Qof Oo ka ... Ganacsatada Magaalada Tog Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Ganacsatada Waawayn Ee Alaabaha Soo Dajiya! Daawo:Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Gilgilay Magaalada Gaalkacayo Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka P... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|