|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Haaya’ada Shaqaalaha Oo Ka Sheekeeyey Maraaxilkii Ay Isla Soo Mareen Madaxweyne Siilanyo Wakhtigii Aas Aaska Kulmiye,
April 7, 2017 - Written by Editor:Hargeysa (W,N):- Gudoomiye ku xigeenkii Haaya’ada shaqaalaha ee dhawaan xilka laga qaadey ayaa waxaa uu ka sheekeeyey maraaxilkii ay isla soo mareen Madaxweyne Siilanyo wakhtigii la aas aasaayey xisbiga Kulmiye Muddane Cabdilaahi Maxamuud Xarbi oo ka hadlaayey munaasibadii uu xilka gudoomiye ku xigeenka Haaya’ada shaqaalaha ku wareejinaayey waxaa uu xusay in aanu maanta ka xumeen xil ka qaadista uu madaxweyne Siilanyo ku sameeyey oo uu madaxweynaha la soo shaqeynaayey muddo 7 sanadood ah . https://youtu.be/yqEGuNnsZt4
Related posts:DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay Olole Nadaafadeed Oo Laga Fulin Doona Xaafadaha Maga... Maareeyaha Maamulka Tog Wajaale Ee DDSI oo Ka Hadlay Dhaawac Ay Xalay Ciidamada Liyuu Boolisku U Gay... “Cadaawada Habar Lamaan Maaha Mid La Kowsatay Caare iyo Bixitaankiisa”.Siyaasi Cabdillaahi-dheere COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|