|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Mar Labaad Kusoo Noqday Silsiladii Miimley Ee Uu Lahaa Bilowgeeda Iyo Maansada “Maax Dareen Lulay”
April 10, 2017 - Written by Editor:Hargaysa (W,N) Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa mar labaad kusoo Noqday Silsiladii Miimleyd ee uu lahaa bilowgeeda Silsilad Suugaaneedan Miimley ayaa noqotay silsiladii ugu saamaynta badnayd ee mudo 45 sano in ka badan aan soo marta gayiga somalida taasi oo maansadii ay ka bilaabantay uu lahaa Abwaan Weedhsame magaceedu ahaa MUDDUCI Halka ay maansadiisan labad ay lamagac baxay :MAAX DAREEN LULAY” iyadoo ay silsiladan kulmisay in ka badan 5o Abwaan oo ay dhex muuqdaan Haweenku iyo dayarta Ilaahay Hibada u siiyay hal abuurnimo.ayaa dayratu waxay kaga hadlayaan dhawr arin uu ragaadiyay dawlada Somaliland kuwaasi oo ay ugu horayso musuq maasuqu, qabyaalada iyo awood maroorsiga marwlaba jarka ka tuura madaxda somalida HALKAN KA DAAWO MAANSADII MAAX DAREEN LULAY OO DHAMAYSTIRAN; https://youtu.be/K21ezpKPEsc Related posts:Warar dheeraada oo kasoo baxaya Mudaharadkii ka socday gabiley iyo dhaawaca oo gaadhaya 5qof ciidam... "Karis Xun Iyana Wax Kula, Prof Cali Khaliif Waa Runtii Oo Weli Somaliland la Wada Leeyahay Inay Sam... YUSUF BUDLE: Aqoonsiga Somaliland carqalada ugu weyn Ee Hortaagani Waa Magaca Ay La Baxday Ee ah “So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|