Ciidamada Booliska Oo Xabsiga U Taxaabtay Nin Si Sharci Daro ah Loogu Cumaamaday Suldaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Oo Xabsiga U Taxaabtay Nin Si Sharci Daro ah Loogu Cumaamaday Suldaan.
April 30, 2017 - Written by Editor:

HARAGSYA (W.N) Ciidamaa booliska Somaliland ayaa sida warar aanu helay tibaaxeen waxay xalay niskii dhexe xabsi u taxaabeen nin suldaan sheegtay oo shalay sifo sharci daro loogu caleemo saaray guri ku yaala magaalada hargaysa .

Ninka oo lagu magacaabo  CUMAR IBRAAHIM MUXUMED  Ayna wateen koox ganacsato ahi ayaa xiligan ku xidhan saldhiga kaasi oo la filayo in  maalmahana soo socda la horkeenidoono sharciga.

breaking-news

Dhanka  xukuumada ayaa lasheegay I iyagana baadi goobayso qaarkamida ganacsatadii caleemo saarka ninkan debada ka waday, oo sida la sheegay qaarkood magaalada hargaysa si hoose uga baxeen.

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS