Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Soo Saartay Wareegto Ay ku Madnuucayso In Aan Wax Shirar ah Lagu Qaban karin Huteelada Xili Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Kulan Lagu Lafo Gurayo Khatarta Saldhiga Milatary U Balansan Yihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Soo Saartay Wareegto Ay ku Madnuucayso In Aan Wax Shirar ah Lagu Qaban karin Huteelada Xili Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Kulan Lagu Lafo Gurayo Khatarta Saldhiga Milatary U Balansan Yihiin.
March 14, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa (w,n) HALKAN KA AKHRI; Wasaarada arimaha gudaha ayaa xili danbe oo xalay  ahayd wareegto kazoo sartay ay huteelada ku amrayso in aan wax shir ah lagu qaban karin guud ahaan  taasi oo si cad uga hor imanaysa  geedi socodka dimuqraadiyada somaliland iyo xoriyad u hadalka shacabka

Wareegtadan oo uu ku sexeexan yahay wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha maxamed muuse diiriye ayaa loo qaybiyay huleeda waawayn caasimada tasi oo x=nuxurkeedu yahay in aany wax shira ah lagu qaban

Dhanka kale kulan xisbiga mucaaridka ah ee wadani soo qaban qaabiyay ayaa lagu balan san yahay in lagu qabto huteelka maansoor

Waxay udhignayd  wareegtadani sidan;

WAREEGTADA WASAARADA ARIMAHA GUDAHA

 

COMMENTS
LINKS