|
|||||
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega:Xisbiga Wadani Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Xubno Ka Mid ah Xisbigaas
March 19, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ayaa xilalkii ka qaaday xubno ka miid ah xisbigaas sida ku cad wareegto goordhawayd ka soo baxday xisbigaas Waxaana masuuliyiintani ay sheegeen in xubnahani ay ku gafeen xeerka xisbiga isla markaana digniino hore la siiiyey,waxaana intaasi ka dib ay sheegeen in shir ay iskugu yimaadeen hogaanka xisbi iyo guddiga fulinta xisbiga WADDANI ay ku go’aamiyen in xilka iyo xubinimadaba ay ka qaadaan xubnahan ku gafey xeerka xisbiga. Xubnaha xisbiga WADDANI xilka iyo xubinimadaba ka qaaday ayaa waxay kala yihiin magacyadoodu sida tan
Related posts:Halkan Ka Daawo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo Tacsi Tiiraanyo leh u Diray ... DAAWO;Aadan Cabdi Ciidle Oo Sheegay In Ururkii SOLJA La Hoos Geeyay Wasaaradda Warfaafinta,Baaqna U ... Xubnaha La Saadaalinayo In Ay Safka Hore Kaga Jiraan Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub Ee Uu Soo dhis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|