|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddida Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay Tirada Rasmiga Ah Ee Isku Diwaan Geliyey Doorashooyinka Somaliland iyo sida gobolada u kala cod badan yihiin
March 28, 2017 - Written by Editor:Hargeysa(W,N):-Guddida doorashooyinka somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay tirada rasmiga ah ee isku diwaan geliyey doorashooyinka soo socda. Guddida doorashooyinka oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka codayn doonaa ay noqon doonaan tirada qaadata kaadhadhka rasmiga ah ee la bixin doono. Sidoo kale waxay sheegeen in dadka is diwaan geliyey loo qaybin doono kaadhadh cusub oo ay ku codeeyaan kuwaas oo cadeeyeen inay qaybintooda bilaabi doonaan 29/04/2016. Halkan Ka Akhriso Tirada Isku Diwaan Geliyey Doorashada Ee Heer Gobol Iyo gud ahan somaliland
Gobolka Maroodijeex: 312, 634 Qof Gobolka Saaxil: 78,842 Qof. Gobolka Togdheer: 178,506 Qof. Gobolka Sool: 71,096 Qof. Gobolka Sanaag: 85,222 Qof. Gobolka Awdal: 147,031 Qof. Wadarta guud ee dadka isdiiwaan galiyay guud ahaan Somaliland ayaa ah : 873,331 Qof.
Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Xildhibaan Sir Gavin Williamson Oo U Ololeeya Qadiyadda Madax-bannaanid... Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Gaybgalay Munaasibad Lagu Soo Gabo Gabeeyay Mashruuc Cilm... DAAWO; :Maayarka Magaalada Wajaale Iyo Badhasaabka Gabiley Oo Ka Jawaabay Cabashadii Gaadiidleyda Bu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|