|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Xukuumada Somaliland Oo Hanjabaad Adag Hawada Umarisay Madax Dhaqameedka Ka Horyimaada Maalgashiga iyo Talaabada ay ka Qaadi Doonaan Cidii falal Nabadgalyo Daro Ah ku kacda’
March 30, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha gudaha ee gobolada iyo degmooyinka jamhuuriyada Somaliland Jaamac Biid ayaa hanjabaad adag udiray madaxdhaqameedka dalka iyo asxaabta mucaaridka ee ka horyimaada maalgashiga dalka in ay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan madaxdhaqameedka ku falal nabadgalayada wax yeelay oo uu sheegay in laga qaadi doono ogolaanshaha caaqilnimo. Related posts:DAAWO;-Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Ka Dareen Celiyay Go,aankii Xisbiyada Mucaaridka Ee Arimaha Komisha... “Calaa kulli Xaal Madaxwayne Silaanyo Waa Inuu Qoorta Ka Guraa Wasiiradiisii Sii Hor Cararayay”Mujah... Madaxweyne Muuse Biixi oo Shacabka Reer Somaliland iyo Umadda islaamkaba Ku hambalyeeyey munaasibada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|