|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiirka Arrimaha dibadda JSL,Oo Soo Dhaweeyay Mudaharaadkii Qurba Joogga Somaliland Ee London Sheegayna in ay Xaq u Leeyihiin Shacabku In Ay Dareenkooda Cabiraan.
March 4, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO ; Wasiirka Arrimaha dibadda Jamhuuriyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa markii uhoraysay ka hadlay mudoharaadkii lagu diidanaa saldhiga milatary ee magaalada Berbera , Soo Dhaweeyay Mudaharaadkii Qurba Joogga Somaliland Ee London la hortageen safaarada emaraadka carabku ku leeyahay dalka ingiriiska Sheegayna in ay Xaq u Leeyihiin Shacabku In Ay Dareenkooda Cabiraan. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|