DAAWO; Deeq Mucaawino Ah Oo La Gaadhsiiyay Dadka Kasoo Barakacay Abaarta Haahsan Ee Gobolada Bari kuna Sugan Deegaanada Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Deeq Mucaawino Ah Oo La Gaadhsiiyay Dadka Kasoo Barakacay Abaarta Haahsan Ee Gobolada Bari kuna Sugan Deegaanada Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley.
March 21, 2017 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Dadka ay Abaaruhu Saameen ee kusugan gobolka gabiley gaar ahaan deegaanada degmada arabsiyo   ayaa waxaa la gaadhsiiyay deeq muwaanio ah taasi oo la siiyay inka badan bqol iyo kontan qoys oo ku kala nool caro yaanbo ilaa dhagax madoobe

vlcsnap-2017-03-21-09h43m00s248 AAA

Deeqda mucaawinada ah ayaa waxaa dadkan abaartu saamaysay ugu deeqay muwaadin reer somaliland ismarkaana kamida ganacsatada dalka.

vlcsnap-2017-03-21- AA1

Waxana bulshada deegaanadan ku dhaqan qeedan gaadhsiiyay masuuliyiin uu kamid yahay Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali

https://youtu.be/t0HD29GR8JA

COMMENTS
LINKS