|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo ka Warbixiyay Sida Ay ku Bilaabantay Silsilad Suuganeedka Miimley Iyo Sida Hal Abuurku Farta Ugu fiiqayaan Musuq Maasuqa & Hanti Boobka Xukuumada Siilaanyo.
March 29, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) DAAWO; Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo ka Warbixiyay Sida Ay ku Bilaabantay Silsilad Suuganeedka Miimley oo uu bilaabay Abwaan Xasan Daahir WEDHSAME Taasi oo badi saamaysay bulshada somaliland iyo guud ahaan hal abuurta dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ku nool taasi oo si suugaanaysay ay Farta Ugu fiiqeen Musuq Maasuqa iyo Hanti Boobka ay Xukuumada Siilaanyo ku kacday mudo xileedkeedii .
Related posts:DAAWO;-Munaasibad Lagaga Hadlayay Qadiyada Somaliland Oo Ka Dhacday Xarunta Baarlamaanka Ingiriiska. Warshadii Dhuuniga ee Hargeisa Oo Shirkad Gaara Laga Iibiyey+Qalabkii Warshadaasi Oo Iskaraab Ahaan ... Danjire Cawil Cali Ducale Oo Ka Jawaabay Dhawaaqii Ka Soo Yeedhay Dawladaha Reer Galbeedka Iyo Luuqa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|