Daawo-Abwaan Sacad Xaaji Maxamuud Gadhle Oo Maanso Uu u Magac Daray “Maskax Furan” ugu Soo Jawaabay Abwaankii Ibo Furay Silsiladan Miimley oo noqotay giraantii ugu saamaynta badnay xili taasi oo uu bilaabay Abwaan Weedhsame.