|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Abwaan Maxamed Cumar (Mutanabbi) Oo kusoo Biiray Silsiladii Miimled Iyo Maansada :MARO BOOB” Ee Uu kusoo Galay.
March 24, 2017 - Written by Editor:“Maro Boob” Maro boobi waa maansada hoos ku qoran oo an kaga qayb qaatay miimlayda ka curatay maansadii muddici ee Xasan Daahir Weedhsame curiyay taasoo aan fikirkayga iyo halkaan ka taaganay laba dhinac ee loo kala saftay muujinaysa. https://youtu.be/3-dBzK6eXlU mahadsanidiin. inkastoo mashxaradiyo sacabkii mudici helay Uu gaadhay meel dheer inkastoo midiyo dhawr hablihii miskaha riday botor muujiyeenooy runta macalinkeedii umareen ciyaartii inkastoo mar iyo laba marageeda kii furay shaal miidhan lagu daday macawiiso loo xidhay
Inkastoonu madi iyo madar wali ahayn kali kolay madhax ma waayoo
anna maaxinteedii runtaan muusinaayee miigane war iga hoo Related posts:Ciidamada Amaanka Magaalada Gabiley Oo Xabsiga Utaxaabay Ayaanle Jooqle Oo Kamid Ah Dhalinyarada Gob... Daawo ;Wasiirka Warshadaha jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Warshada Cusub Ee Tayo Mineral Water.oo Laga Hi... Al-Shabaab Iyo Kenya Oo Ku Muransan Dhimashada Samantha Lewthwaite Oo Ah Hogaamiyihii Al-Shabaab Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|