War Deg Deg ah ; Hoogaamiyaha Maamulka Khaatumo Cal khaliif Galaydh Oo Guure Kusoo Galay Magaalada Hargaysa Isla Hadana ka Dhoofay Madaar Cigaal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg ah ; Hoogaamiyaha Maamulka Khaatumo Cal khaliif Galaydh Oo Guure Kusoo Galay Magaalada Hargaysa Isla Hadana ka Dhoofay Madaar Cigaal.
February 6, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)  Hogaamiyaha Maamulka khaatumo ayaa Xalay niskii dhexe guure kusoo galay casimada hargaysa ismarkaana wuxuu saaka diyaarad ka raacay madaar caalamiga ah ee Cigaal airport isagoo isii jeeday dalka jabuuti oo kuu kaga qaybgalayo shirkii wada hadalada somaliland iyo khaatumo oo lafilayo in  maalinta bari shir uga furmayo magaalada jabuuti.

BREAKING NEWS

Socdaalkan cali khaliif kusoo maray gudaha somaliland ayaan la sheegin cid ku wehelisay sidoo kale  shacabka caasimada hargaysa ayaa  ku noqotay mid jawi farxadeed iyo isku soo dhawaasho ku abuuray kaasi muujiyay rajo laga qabo in ay heshiish midho dhla ka dhex dhaco  somailand iyo maamulka.

 

COMMENTS
LINKS