|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj. Cali Guray Oo Bedka Soo Dhigay Taariikhda Madaw Ee Saleebaan Gaal“Oday Mooryaan ah Inu yahay Ma Nin Diidanbaa jira?
February 13, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)Muj. Cali Guray Oo ah shaqsi caan ku ah runsheega ayaa budka soo dhigay taariikhda madaw ee Saleebaan Gaal oo ah gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland waxaanu muj. Cali guray ku sifeeyay masuul mooryaan ah oo taariikhdiisu liidato waxaanu sidaasi ku sheegay mar uu soo dhigay qoraal kooban bartiisa xidhiidhka bulshada ee Facebook waxaanu qoralkaasi u dhignaa sidan. Waxan halkaa ugu dibjiray ma Saleebaan Gaal bay noqotay. Allaa qadaray. Shalay soomaali oo dhan baa daawanaysay inu guurti yahay iyo inu gaal cadow ah yahay iyaga ayaa xukumi. Ninkii gabayga tiriyay wuxu yidhi:
Related posts: Burco: Wefti wasiiro ah oo saaka kormeer kutegey Cisbitalka Burco + wasiirka caafimaadka oo cisbi... Daawo:Wada Hadaladii U Socday Somaliland Iyo Khaatumo Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Waqtiga Loo Asteeya... DAAWO Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Go'aano Maxkamadu Kasoo Saartay Muranki... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|