|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan Kaga Bogo Shan Qodob Oo Ay Isla Maaulka Khaatumo Iyo Xukuumada Somaliland Oo Shir Uga Socday Dalka Jabuuti
February 11, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)Waxaa soo gabogaboobay shirkii maalmahan u danbeeyay uga socday dalka Jabuuti maamulka Khaatumo iyo xukuumada Somaliland kaas oo ku soo dhamaaday is afgarad, waxaana ka soo baxay shan qodob oo ay ku saxeexan yihiin gudiga farsamada ee u kala matalayay labadan dhinac. Qodobadan ay isla qateen guddiga Farsamadu ayaa waxay ka kooban yihiin Shan qodob waxaana ay kala yihiin sida tan
Waxaana qodobadan ku saxeexnaa gudoomiyayaasha guddiga farsamada wada hadalada Somaliland iyo khaatumo mudane Maxamed Xaaji Aadan iyo Kayse Cabdi Yuusuf. Shantan qodob ee kasoo baxay gunaanadka wada hadalkii dalka Jabuuti uga socday dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ayaa waxay qayb ka yihiin qodobo kale oo kasoo baxay shirkaasi balse aan wali la shaacin. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|