|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:“Ninkaa Maanta Dalka Kala Xidhxidhaya Ee Cid Gaara Ka Iibinaya Ee Iskuuladii Tacliinta Loogu Talagalay ay Maanta Saylada Saaran Yihiin Ee Dekedii Berbera Loo Dhoofay In La Iibiyo”Madaxwayne Silaanyo
February 10, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)maalmaha inagu soo foolka leh ee 12 bishan waxaa la filayaa in baarlamaanka labada aqal la horgeeyo mooshinka ansixinta saldhig military oo wadanka isku taga imaatraadka carabta laga siiyo magaalo xeebeeda Berbera, taas oo mashquul badan ka dhex abuurtay Saaxayadasiyaasada. Hadaba waxaa xusid mudan in madaxwayne SIlaanyo xiligii uu mucaaradka ahaa uu ku kaambayn garayn jiray eedaymo culus oo uu inta badan ku gani jiray Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin isaga oo afgobaadsi ka dhigan jiray eedaymo uu cod kaga doonayay shacabka Somaliland balse aan ka ahayn run. Halkan Kaga Bogo Milicsiga Weedhihiisii Uu Ku Galay Ololaha https://youtu.be/6ue4xkm0sis Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Daah-furay Xarunta Cusub Ee Maaraynta Biyaha Dhulka Hoostiisa iyo Biyo-xidheenna... Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Geel Tiro Badan Ka Saartay Magaalada Iyo Fariinta Ay Udireen... Xogo Dheeraada Ah Oo Ku Saabsan Weerar Nin Shaqaale Ka Ahaa Dugsiga H/Dhexe Ee Nuraadin Uu Maasajid ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|