|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiir Dowlaha Amniga Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu kicitimay Dalka Etoobiya,
February 22, 2017 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiir dawlaha Abniga Somaliland ayaa saaka safar shaqo ugu kicitimay dalka Etoobiya Waftigan oo ka koobnaa wasiir dawlaha amniga maxamed muuse diiye badhasaabada gobolada marodi jeex. Awdal gabiley ayaa waxay shir kaga qaybgalayaan magaalada dhiridhaba ee dalka itoobiya shirkaasi o ah shir lagaga hadlaya arimaha amniga oo sanadkiiba hal mar lagu qabto magaaladaasi. Iyo sido kale madax saraakiisha ciidan. https://youtu.be/tGPDUXhAQws
Related posts:Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Qarax Galabka Ka Dhacay Magaalada Gaalkacayo Iyo Tirada Masuuliyiint... Daawo: Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Dood Adag Ka Yeeshay Xeerka Waxka Bedelka Golayaasha Deegan... HOOS KA DAAWO SAWIRADA:Wasiirka Madaxtooyadda Oo Xadhiga Ka Jaray Wajigii Hore Ee Wadada Isku Xidhay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|