DAAWO; Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre. U Magacaabay Madaxa Ololaha Doorashada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre. U Magacaabay Madaxa Ololaha Doorashada.
February 23, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani ahna Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Cabdiraxmaan Cirro ayaa Mansabkii Ugu Sareeyey ee ay gaadho dhalinayrada Somaliland Dhanka Asxaabta Umagacaabay Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamida Hormuudka DhalinyaradaJsl kaasi oo si toosa ugu dhawaaqay magacaabistiisa.

xamse khayre

https://youtu.be/vonBYOZhweE

Halkan Akhri /Daawo/ Nuqulkamida Warqada Magacaabista  soo gaadhay Xafiiska shabakada Wararka Ee Wajaalenews Waxayna Udhignayd sidan,

magacabista xamse

 

COMMENTS
LINKS