Daawo: Amaanka Gobolka Sool Oo Sii Xumaanaya Iyo Dablay Xalay Dilal Kala Duwan Ka Gaysatay Magaalada Laascaanood +Xukuumada OoKa Hadashay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Amaanka Gobolka Sool Oo Sii Xumaanaya Iyo Dablay Xalay Dilal Kala Duwan Ka Gaysatay Magaalada Laascaanood +Xukuumada OoKa Hadashay
February 2, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)dablay hubaysan ayaa habeenkii xalay ahaa ka gaysatay dilal kala duwan Xarunta gobolka Sool ee Laascaanood halkaas oo ay tiigasho ku dileen sadex qof oo ka mid ah shacabka,wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa sheegtay in ciidanka boolisku markii danbe ay gacanta ku dhigeen.
Halkan Ka Daawo Warkan:

https://youtu.be/S93GYuA-ePY

COMMENTS
LINKS