Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Qaraar Adag Ka Soo Saaray Dadka Ajaanibka ah Ee Dalka Ku Sugan Usoo Jeediyayna In Ay Isdiiwaangaliyaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Qaraar Adag Ka Soo Saaray Dadka Ajaanibka ah Ee Dalka Ku Sugan Usoo Jeediyayna In Ay Isdiiwaangaliyaan
January 29, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamud Yaasiin(Faratoon) ayaa maanta go,aano adag ka soo saaray dadka ajaanibka ah eek u sugan dalka isaga oo u soo jeediyay in ay iska diiwaan galiyaan goobo uu sheegay in loo diyaariyay waxaana uu sidaasi ku sheegay mar uu la hadlayay warbaahinta.

Halkan ka Daawo warkaasi oo dhamaystiran

https://youtu.be/lN4bYAKQOV8

COMMENTS
LINKS