|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Biriijkii Labaad Ee Magaalada Hargaysa Oo Ligliganaya Iyo Qaylo Dhaanta Shacabka Reer Hargaysa
January 30, 2017 - Written by Editor:Daawo:Biriijkii Labaad Ee Magaalada Hargaysa Oo Ligliganaya Iyo Qaylo Dhaanta Shacabka Reer Hargaysa Hargaysa(wajaalenews)Dadwaynaha Ku Dhaqan magaalada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay biriijka labaad ee magaalada Hargaysa oo mudooyinkan u danbeeyay uu ku yimid duugoow kaas oo laga cabsi qabo in uu burburo oo uu wax yeelo u gaysta dadka isticmaala marinka jidkaas wayn ee isku xidha qaybaha kala duwan ee xaafadaha Hargaysa, waxaaanay Dadwaynaha ku dhaqan magaalada hargaysa fariin u direen xukuumada. Halkan Ka Daawo: Related posts:DAAWO;-Aqoonyahan Fashiliyay Gefaf Taariikheed Oo Ay Ku Kacday Madaxtooyada Jsl Iyo Fadeexadaha Dul ... Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Madaxdhaqameedka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabile... Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ka Hadlay Hay’ad Lagu Eedeeyay Inay Dalka Fasahaadinayso Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|