|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Si Deg Deg ah U Joojiso Adeegyada Zaad Iyo Edahab Oo Uu Sheegay In Ay Saamay Ku Leeyihiin Sirif Bararka Dalka Iyo Qiimo Dhaca Shilinka Somaliland.
January 24, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo kamida golaha Wakiilada somaliland Ismarkaana ah gudoomiyaha gudiga arimaha bulshada aya cod dheer ugu baaqay in ay xukuumadu si deg deg ah u joojiso adeegyada zaadka iyo edahab oo saamayn xoogan ku yeeshay sarif bararka xoogan ee dalka saameeyay Sidoo kale xildhaan xasan cawaale ayaa ugu baaqay ganacstada reer somaliland in ay isticmaalaan shilinka somaliland. Related posts:WAR-SAXAAFADEED: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Walaalaha ah... Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Oo Laamaha Amaanka iyo Ciimada Dalkiisa Ku Eedeeyey Inay Gaystaan Fa... Xildhibaanada Soomalida Ee ku Jira Barlamaanka Kenya Oo Kulan Lagu Gorfaynayey Xaalada Somalida Keny... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|