DAAWO ; Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iyo Raysal wasaaraha Etoobiya Oo Si wada Jira Xadhiga Uga Jaray Khadka Tareenka Casriga Ee Isku Xidhidoona Labada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iyo Raysal wasaaraha Etoobiya Oo Si wada Jira Xadhiga Uga Jaray Khadka Tareenka Casriga Ee Isku Xidhidoona Labada.
January 10, 2017 - Written by Editor:

Jabuuti(Wajaalenews) Madaxwaynaha dalka jabuuti  Ismaaciil Cumar Geele Iyo Raysal Wasaaraha Dalka Etoobiya Hayla maryan Desail ayaa manta si wada jir ah xadhiga uga jaray khadka tareen casriyo oo labadan dal yeelanayaa taasi oo noqonaysa in Dalalka Jabuuti iyo Etoobiya ay noqdaan  dalalkii  ugu horaysay ee qaarada afrika yeeshay Tareenka Casriga ah ee u kala gooshi doona labadan dal.

jabuuti 6 jabuuti 4 jabuuti 5

Munaasibadan oo ka dhacday dalka jabuuti ayaa waxaa halkaasi ka hadlay hogaamiyayaasha laba dal oo sheegay ahmiyada ay u leedahay guud ahaan geeska.

jabuuti 8 jabuuti 2 jabuuti 1

 

 

 

COMMENTS
LINKS