|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Barafkii Ugu Waynaa Ee Ku FadhiistaDalka Turkiga IyoMadaarka Istanbul Oo Xidhmay .
January 10, 2017 - Written by Wariye:
duulimaadyadii istaageen, ka dib markii meel walba barafku tuulmay, dabaylo qabow daran wataana ay ku dhufteen. Waxa kale oo xidhmay surin biyoodka Basphorus ee qaarada Yurub iyo Eeshiya isku xidha, kaas oo ku dhawaaday in qabow dartii biyihii badu barafoobaan, meel walba baraf ayaa tuulmay waxaanu noqonayaa barafkii iyo qabowgii ugu xumaa taariikhda ee dalka Turkiga iyo inta badan qaarada Yurub ku habsada. Hargeisa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|