|
|||||
WAJAALE NEWS
War Naxdin Leh:Shil Gaadhi Oo Sobobay Dhimashada Sadex Ruux Iyo Dhaawacyo Kala Duwan Oo Hada Ka Dhacay Dooxa Agamsaha Ee Degmada Arabsiyo
December 29, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)waxaa mar dhawayd ka dhacay dooxa Agamsaha oo ka tirsan degmada Arabsiyo shil naxdin leh oo sobobay dhimasha sadex ruux iyo dhaawaca hal ruux ka dib markii ay isku dheceen laba gaadhi oo nooca looyaqaan raaxo taxi ah iyo gaadhi nooca waaraadka loo yaqaan ah waxaana sida wararku sheegayaan in sadexda ruux eek u dhintay shilkani ahaayeen dadkii la socday gaadhiga raaxo Taxi wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Wajaalenews Related posts:Ururka Solja oo Warbaahinta Uga Digay Saadaal ka Bixinta Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Iyo Derajada... Maxaa Sabob U Ah Guur-Guurka Siyaasadeed Ee Agaasimaha Guud Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Sh Saleem... Dhalinyarada Afur Kal-kaal Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay 25 Qoys Oo Danyar ah Magaalada Hargaysa. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|