|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal Wasaaraha Talyaaniga Oo Is Casilay , Kadib Markii Lagaga Guuleystay Aftidii Laqaaday.
December 5, 2016 - Written by Wariye:
Codka ay kaga baxayso Itay EU ayaa sheegay 41-46% inay “Haa”oo dib u habayn lagu sameeyo oo kalya dastuurka , halka 54 – 58% ay u codeeyeen “Maya”. Tijaabooyin hore oo qiimeyn ah oo hore loo sameeyaya ayaa iyan muu jisay inay 39-43% ay u codeeyeen “Haa” halka 57-61% ay u codeeyeen “Maya”. “Nasiib ku ha inoo wacnaado dhamaanteen,” Mr Renzi ayaa u sheegay wariyayaasha. Waxa uu sheegay inuu maanta galinka danbe iskugu yeedhayo golaha Wasiirada, uuna sheegi doono is casilaaddiisa , kadib uu u gudbin doono waraaqaha is casilaadiisa madaxweynaha Dalka Italy. Raysal Wasaare Mr. Rnezi ayaa xilka hayay labo sano iyo badh. Hargeisa Officce Related posts:DAAWO;-Wasiiro Ka Qaybgalay Daahfurka Xarunta Barashada Xirfadaha Kala Duwan Ee Magaalada Gabiley. Dad Waynaha Reer Burco Oo Digniin Iyo Ogaysiin Isku Jirta U Diray Xisbiyada Wadani ,Ucid Iyo madasha... Agaasimaha Wasaarada Biyaha Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanka Ceelasha Biya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|