|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj.Maxamed Xasan C/lahi(Jidhif) Oo Dhambaal Tacsi ah U Diray Macalin Nuux Axmed Ismacil Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa
December 25, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews)Janarall Maxamad Xasan C/laahi ( Jidhif ) Waxuu tacsi u dirayaa Marxuum Nuux Axmad Ismaaciil isagoo Alle uga baryaya in Samir iyo Iimaan ka siiyo Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay Marxuumkana Alle ha u Naxariisto oo Janatu Fardawsa ka waraabiyo Macalin Nuux Axmad Ismaaciil waxuu ahaa Shaqsiyaadka Noloshooda ku dhamaystay Macalinimo oo dhigi jiray Luqada Carabiga Alle Jannatu Fardawsa haka Waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin. Wasiirka Wasaarada Warshadaha Shucayb Maxamad Muuse waxuu Tacsi u dirayaa Dhamaan Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay Nuux Axmad Ismaaciil isagoo Alle uga baryaya in uu samir iyo Iimaan ka siiyo Marxuumkana Alle ha u Naxriisto oo Janatu Fardawsa ka Waraabiyo Nuux Axmad Ismaaciil oo ka mid ahaa Macalimiintii Noloshooda ku dhamaysatay Macalinimo gaar ahaan luqada Carabiga oo muddo Afartan Sanno ah iyo in ka badana dhigayay Luqada Carabiga waxaan Alle uga baryayaa in uu Janatu Fardawsa ka Waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin . Related posts:War DegDeg Ah Ciidamada Somaliland Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Taleex Oo Fadhiisin U Ahay... "Waynu Soo Kala Adkaanay, Lakiin Imika Wixii Ka Dambeeya..." Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax. Aqoonsiga Somaliland Waxyaabihii Fududeyn Lahaa Ee Quruxda Qaranka Soo Saari Lahaa, Waxa Ay Ragaad K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|