|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Seddex Qof oo Somaali ah oo lagu Dhaawacay weerar toogasho oo ka dhacay Masjid ku yaal Magaalada Zurich.
December 20, 2016 - Written by Wariye:
Gawdhida gar-gaarka deg- deg-ga ah iyo booliska magaalada ayaa soo gaadhay goobta ay rasaastani ka dhacday oo ku dhow jid si weyn loo adeegsado ,iyadoo isla markiiba la bilaabay howl-galo lagu baadi goobayo ruuxa gaystay falkan toogashada ah. “Qof aan la aqoonsan ayaa dhowr rasaas riday ka dib-na ka baxsday dhismaha “ ayuu yiri afhayeenka booliska Marco Bisa ,kaasi oo warbaahinta kula hadlay masjidka agtiisa ,,iyadoo booliska ay isku geedeemaan goobta. https://youtu.be/0mxJKMgb8QY “Toogashadu waxa ay ka dhacday gudaha qol lagu tukado oo ay ku sugnaayeen dhowr qof , waxaana dhaawac halis ahi uu gaadhay laba kamid ah dadkii halkaa ku sugnaa “ ayuu mar kale yidhi Bisa oo tilmaamay in dadka cisbitaalka la geeyay ay da’doodu kal tahay 30, 35 iyo 36 sano.
Hargeisa Office Related posts:Madaxwaynaha Cusub Ee DDSI Oo ka Dareen Celiyay Xilka Loo Doortay Iyo Aragtida Dawlada fadaraalka I... Madaxweynaha Jsl Oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka Socotay Shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, Oo Lag... Xanuunka Covid_19 Oo Faro Ba’an Ku Haya Gobollada Bariga Somaliland, Tirada Dadkii U Dhintay Bishan,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|