|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Raysal Wasaaraha Talyaaniga Iyo Dawladiisa Oo Helay Kalsoonida Labada Gole Barlamaan.
December 15, 2016 - Written by Wariye:
wasiirkiisi Arrimaha Dibada ahaa, Madaxweynaha dalkaasi u magacaabay, ayaa isaga iyo dawlada uu soo dhisay ay ku kalsoonida labada gole barlamaan ee dalka Talyaaniga ku guulaysteen. Paolo Gentiloni ayaa aqalka sare u ansixiyay dawladiisa salaasadii, halka golaha wakiiladuna uu cod ku meel mariyay arbacadii 14, 12, 2016Ka, waxaanu sidaa ku halay kalsoonida labada aqal barlamaan ee dalka Talyaaniga, laakiin waxa uu qiray kala qaybsanaanta jirta iyo mudanayaasha cadhaysan ee golayaasha ka ololaynaya. Wajaalenews.net Related posts:DAAWO;-Isuduwaha Cusub Ee Wasaarada Warfaafinta Jsl Gobolka Togdheer Oo Xilkii La Wareegay Iyo Weed... Daawo :- Abwaan Xasan Daahir ismaaciil Weedhsame Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Noqday, kana Hadlay Saf... Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Muddaysay Dacwad Madaxtooyadu Dabada Ka Riixayso Oo Loo Haysto Wargey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|