|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Raysal Wasaaraha Talyaaniga Iyo Dawladiisa Oo Helay Kalsoonida Labada Gole Barlamaan.
December 15, 2016 - Written by Wariye:Roma (WJN):- Raysal Wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga Paolo Gentiloni oo markii uu is casilay Raysal Wasaare Matteo Renzi oo uu wasiirkiisi Arrimaha Dibada ahaa, Madaxweynaha dalkaasi u magacaabay, ayaa isaga iyo dawlada uu soo dhisay ay ku kalsoonida labada gole barlamaan ee dalka Talyaaniga ku guulaysteen. Paolo Gentiloni ayaa aqalka sare u ansixiyay dawladiisa salaasadii, halka golaha wakiiladuna uu cod ku meel mariyay arbacadii 14, 12, 2016Ka, waxaanu sidaa ku halay kalsoonida labada aqal barlamaan ee dalka Talyaaniga, laakiin waxa uu qiray kala qaybsanaanta jirta iyo mudanayaasha cadhaysan ee golayaasha ka ololaynaya. Wajaalenews.net Related posts:Somaaliland Waxaa ka Jirta Dawlad Wadaag ah Oo Mudo kordhin Kasta Dani Ugu Wada Jirto. Qormada 3 Aa... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Caawa Kusoo Hoyday Magaalada B... Dawladda Ingiriiska oo Saddexda Xisbi Ugu Baaqday Isu Tanaasul Sabab U Noqda In Doorashooyinku Qabso... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|