|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qoraa Maxamed Baashe Oo fariin Qiiro leh Udiray Murashixiinta Sedexda Xisbi Qaran Ugana Baaqay in ay Joojiyaan Ereyada Xanafta leh Ee Ay Bulshada Ku Kala Qaybinayaan.
December 30, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(W,n) Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo kamida qoraayada caanka ee reer somaliland ayaa si adag uga hadlay hadalada xanafta leh Ee ay Maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinayeen murashixiinta sedexda xisbi qaran somaliland kuwaasi oo uu kula taliyay in joojiyaan dhaqamada ay bulshada ku kala qaybinayaa sidoo kale qoraa maxamed baashe ayaa ugu baaqay in ay isku yimaadeen sedexda murashax bulshada ka raali galiyaan dhawaaqyada xanafta leh ee kaga yimid Dhinacooda, HALKAN KA DAAWO QUMAALKA QORAAGA OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Huteel Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Magaalada Hargaysa Lana Magac Baxay Sun Hotel Oo Maanta Xadhiga... Halkan Ka Akhriso Magacyada Iyo Codadka ay Kala Heleen Calooshooda U Shaqaystayaal Ka Soo Jeeda Som... Ururka Qareenadda Somaliland oo Dhaleeceyey Xadhiga lagula kacay Guddomiyihii u qabilsanaa Gobolka S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|