|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Maxkamada Spain Oo Diiday Aftida Madax Banaanida Catalonia Iyo Xidhiidhka Barcelona Iyo Madrid Oo Sii Xumaaday.
December 15, 2016 - Written by Wariye:Barcelona, (WJN):- Maxkamada Dastuuriga ah ee dalka Spain ayaa ku gacan saydhay, afti barlamaanka Catalonia meel mariyay in laga qaado dadka gobolkaas ku dhaqan sanadka soo socda, taas oo Masiirkooda qaran ay dadku kaga go’aan gaadhi doonaan.
Wajaalenews.net COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|