|
|||||
WAJAALE NEWS
Xogo Kashifay Balan Qaadyo ay Wadani Iyo Kulmiye U Sameeyeen Garabka Jamaal Cali Xuseen Hadii Ay Ku Soo Biiraan
November 29, 2016 - Written by Editor:Hargeysa (wajaalenews) – Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay Kulamo hoose oo saxaafadu diba joog ka tahay ay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa Gundaha isku galiyeen Garabkii Xisbiga UCID ka go’ay ee uu hogaaminayo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Labada Xisbi Siyaasi ee WADDANI Iyo KULMIYE oo aanay wali natiijo rasmi ah ka soo bixin ayaa waxa aanu si hor dhac ah u helnay dhawr qodob oo mihiim ah oo labada Xisbi u soo bandhigeen Garabka Jamaal Cali Xuseen, islamarkaana ay ku kala jiidanayaan. Related posts:Daawo: Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Sheegay In Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Saami Ku Leeyahay Ha... Xisbiga Wadani Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Wasiiro Xukuumada Katirsani Ku Aflgaadeeyeen Suxufiyiinta ... Daawo: Warbaahinta Somaliland Oo Su,aalo Waydiisay Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Qaabkii Uu Uga Jawaaba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|