|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo War Deg-Dega:Garabkii Ucid ee Jamaal Cali Xuseen Oo Saaka Wada Hadal La Furay Xisbiga Wadani
November 23, 2016 - Written by Editor:Hargeysa (wajaalenews)-Wararka hadda ku soo dhacay Xafiiska War-qabada Shabakada Wararka ee Somalilandlive ayaa sheegaya in uu hadda huteelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa ugu furmay wadda haddalo u dhaxeeya Xisbiga WADDANI iyo garabka Xisbiga UCID ee uu hoggaaminayo Jamaal Cali Xuseen. https://youtu.be/YsWzO6JFWZY Shirkan oo hadda ka socda Huteel Maan-soor ayaa waxa madasha fadhiya Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI oo uu hoggaaminayo musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Cirro ,iyadoo dhanka kalena uu garabka UCID horkacayo Jamaal Cali Xuseen.
Related posts:Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Dawladda Ee Siyaasada Ku Milma Iyo Xadhiga Majaajila... Waa Kuma Ninka Ka Soo Jeeday Magaalada Berbera Ee Mar Noqday Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada ... Gudoomiye Cirro Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Safarka Madaxweynaha Ee Awdal iyo Warshadda Layd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|