|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Xusuustaa Taliyihii Ciidanka Qaranka Gen Jidhif, Waxay Isku Seegeen Xirsi Ciidanka Gali Kalshaale,Wuxuna Xirsi fadhiyay Miiska Saraakiisha” Wasiir Cabdilaahi Abokor.
May 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gadiidka somaliland cabdilaahi Abokor oo xukuumadii axmed siilaanyona kasoo noqday wasiir kuxigeenka abniga ayaa banaanka keentay doorkii xirsi cali xaaji xasan ku lahaa xilka qadisktii taliyihii ciidanka qaran Gen Jidhif oo uu sheegay in ay ku maan dhaafeen weerar lagu qaado kalshaale taasi oo sobobta in xilka deg deg looga qaado taliye jidhif. HALKAN KA DAAWO CABDILAAHI ABOKOR OO ARIMAHAASI KA HADLAYA; https://youtu.be/I-rVvF8YWCM Related posts:Daawo: Siyaasiyiin Ka Tirsanaa Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Is Casilay, Maxayse ku Sobobeey... DAAWO; Dood Kulul Oo Ku Saabsan Amniga Iyo Dilalka Ciidamada Booliisku u Gaystaan Rayidka+Cida leh M... “Caaqilkaas Burco Ka Hadlay Way ka Hoostaye, Habluhu Waa Isku Wada Mid, Mana kala jiraan Hablo Loo G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|