Maxaa Dhacaya Hadii Aynu Liqno Timaha (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa Dhacaya Hadii Aynu Liqno Timaha (Xogta Dahsoon)
November 15, 2016 - Written by Editor:

Sida ay caddaynayaan culimada caafimaadku timuhu waxay ka samaysan yihiin maadada loo yaqaano Kratine  waana maado  aan dheefshiidku waxba ka bedeli Karin sidaa darteed waxay bahda caafimaadku kaaga digayaan inaad timo badan liqdo si aanay xiidmayaasha iskaga kaa duubin.

https://youtu.be/DFVdl8-BmVk

COMMENTS
LINKS