|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxa FBI James Comey ayaa sheegay in Helay Clinton wax dambiya lahayn.
November 7, 2016 - Written by Wariye:Hargeisa (HWN) FBI – Mareykanka oo ku mashquuleysanayd maalmihii u danbeeyay baadhitaan laxidhiidha Emails ka Hillary Clinton ayaa soo gabagabeeyay , baadhiteen ay ku sameeyeen dufacad cusub oo ah Emails keeda gaar ka ah. FBI – Mareykanka oo faahfaahin kabaixisay natiijadii baadhitaankooda ayaa sheegay inayna helin wax caddeyn dambiyeed ah oo laxidhiidha Dufcaddii cusub ee emails ka Hillary Clinton, arrintan ayaa dhiiri galinaysa ololaheeda doorasho ee uga hadhsantahay oo kaliya labo maalmood. Madaxa FBI James Comey ayaa u sheegay golaha Congress ka Mareykanka , in wakaaladiisu kuwayday danbiyo laxidhiidha Emails ka looga shakisanaa inay danbiyo ku gashay intii ay ahayd Xoghaya nareykanka. Waxa uu intaas ku daray inayna taxaddar lahayn bishii July , balse aanaan ku helin danbiya xasaasi ah oo ay gashay wakhtigaas. Hargeisa Office Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|