|
|||||
WAJAALE NEWS
Hillary Clinton Oo Ku Eedeysay Guul Dardadeedii Madaxa FBI James Comey
November 13, 2016 - Written by Wariye:
Ra’yi ururintii lasaymeynayay kahor intayna doorashadu dhicin ayaa dadka badan koodu waxa ay codkooda siiyeen Clinton, balse markii lagaadhay maalinti doorashada mareykanka , waxa cod badan helay Trump, arrintan oo noqotay mid aanay filaynin dad ka badankoodu, sababtayna mudaharaadyo badan oo kadhaca dalka qaybo badan oo kamida. Clinton ayaa niyad ahaan halkay taagneyd hoos uga dhacday kadib markii ay sameysay hadalkeedii tanasul ka ahaa maalintii Arbacada. Wajaalenews.net Related posts:DAAWO.Warbixin Ku Saabsan 5 sano Ee Xukumada Siilaanyo Talada Dalka Hayso Oo Mashaariic Badan oo ay ... Golaha Wasiirrada Somaliland Oo War-Murtiyeed Ka Soo Saaray Hadal Maamulka Somaaliya Hore Uga Soo Ye... Xukuumadda Siilaanyo Oo Dib Xorriyadoodii Ugu Soo Celisay Badi Masuuliyiintii Xisbiga WADDANI Ee Xab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|