|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:-Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaan Degmada Gabiley oo dhaliilay Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye fariina u diray Sahacabka Gobolada Bari.
November 7, 2016 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN)Xildhibaan Iid Xasan Cabdi oo ka mid ah golaha deegaan ee gabiley ayaa si kulul u dhaliilay hanaanka xumuumada iyo waliba xisbiga talada haya ee kulmiye oo uu ku tilmaamay inay ku mashquuleen ololaha doorashada oo ay ilaaween xilkii ay umada reer somaliland u hayeen Hargeisa Office Related posts:Dacwad Xukuumada Jabuuti ka Gudbisay Ganacsade Boore oo Daaha Ka Qaaday Musuqmaasuqa Madaxweyne Isma... DAAWO;-Isku Soo Bixii Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Ceerigaabo Iyo fariinta Ay Udireen ... DAAWO; Maxamed Siciid Bk Iyo Heesta Cusub Ee “18 May Sumadii Gobonimiyo Hubaal Waa Sawricii Qarank... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|