|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO :Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Sheegtay In Ay Soo Af-meertay Khilaaf Ka Taagnaa Dhuldaaqsimeed Ku Yaala Waqooyiga Hargaysa Iyo Shuruuda Ay Kuxidheen Siidaynta Dad Uxidhan Murankan +Odoyaal Ka Dareeray Shirkan.
November 27, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiiru Dawlaha Wasaarad Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa Kulan oo uu saaka iskugu yeedhan Qaarkamida madax dhaqameedaka waxgaradka iyo masuuliyiinta beelaha wada dega Dhul daaqsimeedka deegaanada Xeebta Dooxa Biji ee Waqooyiga Hargaysa. Sidoo kale shirkan ayaa markii uu woxogaa socday waxaa Saluugay Qaarkamida Odoyaasha ay khusayso muranka dhulkan . kuwaasi o gabi ahaanba qaadacay go,aamadan iyo sida wax loo wado.
https://youtu.be/cjQGW1aBaY8 Related posts:DAAWO; Xildhibaan Cabdilaahi Black Oo Ka Hadlay Mooshinka Gobolada Cusub Ee La Horkeenay Golaha Waki... DAAWO;-Shacabka Magaalada Boorama Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Heshiiskii Sedexda Xisbi Qaran Ee Qa... Hoggaankii Hawlgalinta Sirdoonka Somaliland Oo Xilkii laga Qaaday, Xilli Maalmo ka Hor Xilalka laga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|