|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Wasiirka Diinta Iyo Awqafta Iyo Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Shil Gaadhi Ku Dhaawacmay.
October 12, 2016 - Written by Wariye:
Balse sidhaba ah loma oga khasaaraha soodhay masuuliyiintan iyo dadka kale ee la socdayba hasa yeeshee inta la ogyahay waxa ku dhaawacmay labadaas masuul oo ay noo xaqiijiyeen masuuiyiin ka ag dhow goobtaas gaadhigu kula dhacay. Shilka ayaa ka dhacay deegaanka daara salaam oo ay kormeer shaqo ku mareyeen saaka samuuliyiinta uu hor kacayay madaxwayne ku xigeenka Somaliland cabdiraxmaan cabdilahi Ismaacil (Saylici). Wixii ka soo kordha shilkan gadhi oo ka dhacay magaalada daara-salaam ee ee waqooyiga hargeisa kala soco shabakada wararka ee WAJAALENEWS.NET
Hargaisa office Wariye:Abdiqadir Habane Email:-wajalenews@gmail.com Related posts:Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Fariin Culus Udiray Gudidii Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Mucaaridka! Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Kulan La Yeeshay Odayaasha, Waxgaradka iyo Shacabka Dawlad Deegaanka So... Muj Cali Guray Oo Runta Usheegay Madaxwayne Biixi, Ugana Digay Uu Dalka Qalalaase Siyaasadeed Galiyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|