|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan C/laahi(jidhif) Oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Marxuum Gaashaanle Sare Faysal Kamil Ciise
October 26, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)Taliyihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland Gen. Maxamed Xasan C/laahi ayaa dhambaal tacsi ah u diraya Alla ha u naxariistee Marxum Gaashaanle Sare Faysal Kaamil Ciise Oo Mardhaweyd ku geeriyooday magaalada Hargaysa. Waxaanu General Jidhif ku sifeeyay marxuumka shaqsi aad u wanaagsanaa dhinac kasta waxyaala badana u soo qabtay qaranka, waxaanu sheegay in uu marxuumku ka baxay guud ahaan shacabka Somaliland lana tabi doono, isaga oo marxuumka ilaahay uga baryay in Samir iyo iimaan ka siiyo qoyskii,Qaraabadii iyo guud ahaan shacabka Somaliland isagana Ilaahay Janatul Fardawsa Ka waraabiyo Aamiin Aamiiiiiiiin Related posts:๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ ... Daawo:Telefishanka Caanka ah ee Luuqadaha Badan ku Baxa ee Euronews ayaa Warbixin Dareen leh ka Diya... Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku eedeeyey Dilkii labada Sargaal iyo Mudaharaadkii Gabiley. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |