Waxaa in dhawayd soon noqnoqday garsaoorayaal is casilaya
>Waa su,aale maxaa Sabab u ah?
> Waxay u badan yihiin garsoorayaashaa is casiley kaaliyayaashii hore ee xiligii gudoomiye yuusuf laga dhigay garsoorayaasha ,
> Kaaliyayaashu maxay ahaay een? waxay ahaayeen halka uu laaluushka garsoorku Ku soo dhaco
Waxay ahaayeen halbeega sheeg qiimada gacanta hore iyo gacanta danbe ee laaluush
Waxay Ku sifaysnaayeen sifooyinka kaas
hadaba Garsoorkii astaantiisu ahayd halka qalooca laga toosiyo waxa xiligii kaaliyaashaasi uu noqday meel qalooc wax lagu kala qaato ,oo lagu kala xukumo ,waxaan xasuustaa inan yar oo xaqii ay ku lahayd nin qabay doonaysa oo lagu yidhi 100 dolar keen imika .
Hadaba garsoorataashan iscasiley waxay Ku shaqeeyeen sidii iyagaba loogu shaqaysan jiray.
Waxaa loo kala badalay gobolada dalka waanay ka biyo diideen badalkaasi.
Waxaanay damceen in ay joogaan meelahoodii hore
> Iscailaadahani waxay Marag cad u yihiin in garsoorkii wax weyn laga badalay oo uu u shaqaynayo sidii toosnayd ee lagu dhaariyey
> Waxaan u balan qaadaynaa hadii aanu nahay culimada wadanka in aan la shaqayno garsoorka cadaalada ka bilaabay garsoorka dhexdiisa
waxaan Ku boorinaynaa gudoomiyaha gudida cadaalada in uu hawsha halkeedaa ka sii wado.
Idanka ilaahay waad guulaysanaysaa waad guulaysanaysaa
Xasan Sheekh Muxumed Warsame
Gabiley Somaliland