|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyihii Maxkamada Rafcaanka Gobolada Awdal Iyo Salal Oo Is Casilay Iyo Sobobaha Loo Aanaynayo Is Casilaadiisa
October 5, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews)Gudoomiyaha maxkamada racfaanka gobolka Awdal mud.Idiris Faarax Muuse ayaa shaaciyay inuu xilkii gudoomiyenimo iska casilay Gudoomiyaha maxkamada racfaanka Gobolka Awdal Oo khadka taleefooka kula soo xidhiidhay Shabakada Hadhwanaagnews ayaa si kooban uga hadlay iscasilaadiisa waxana uu ku sababeeyay wada shaqayn la,aan dhexmartay isaga iyo bahda Garsoorka. Bari ayaa lagu wadaa inuu si rasmiya saxaafada ula hadlo si uu faahfaahin uga bixiyo iscasiladiisa
Si kastaba ha ahaatee Gudoomiye Idiris ayaa xilka gudoomiyenimo haya waqti sanad ku sman
Related posts:Maayarka Caasimada Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Faysal Cali Waarabe,Codsina Udiray Madaxwayne... Maxay Tahay Xaqiiqada Dhabta ah ee Taala Magaalada Jigjiga Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopi... Gudoomiye Xigeenka Waddani Oo Boob Hantiyeed Ku Tilmaamay Cashuuro Dayariiq Sharci Loo Marin Oo La K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|